Magaalada Baydhabo Oo Lagu qabtey Xuska Maalinta Caafimaadka Dhimirka Aduunka.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka (10 Oktoobar) waa maalin caalami ah oo loogu talagalay waxbarashada caafimaadka dhimirka wacyigelinta iyo u doodista ka dhanka ah faquuqa bulshada.

kumanaan taageereyaal ah ayaa u yimaada si ay u dabaaldegaan barnaamijka wacyigelinta sanadlaha ah si ay u soo jeediyaan dareenka jirrooyinka dhimirka iyo saamaynta ugu weyn ee nolosha dadka adduunka oo dhan.

Munaasanada kooban oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Caafimaadka KG ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo waxaana ka soo qeyb galay Bahda Caafimaadka Madaxda Xarumaha Caafimaadka iyo Xarunta sida gaarka ah loogu daweeyey

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here