Bulshada danyarta ah ku nool Degmada Luuq Oo Loo sameeyey indha fiiqis bilaash ah.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruucan indha fiiqista bilaashka ah laga Fuliyey Degmada Luuq ayaa waxaa ka Faa’ideystey dadka danyarta ah ee halkaasi kaas oo ah wajigiga sedexaad oo Degmada Luuq laga Fuliyo

Maalgelinta iyo Fulinta Mashruuca ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda caafimaadka XFS,iyo Bangiga horumarinta Islaamka Qaar kamid ah masuuliyiintii goobjooga ahayd halka indhaha loogu fiiqayay dadka danyar ah ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in la taageero Bulshada danyarta ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here