Mashruuc Lagu hormarinayo Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Jubbaland Oo Kismaayo Lagu Dah-furey

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuc lagu hormarinayo beeraleyda iyo xoolo dhaqatada, Mashruucan waxaa maalgelineysa Dowladda Norway, waxaana fulineysa hay’adda NRC.

Wajiga koowaad ee mashruucan lagu horumarinayo dadka Beeraleyda iyo kuwa Xoolo dhaqatada ah ayaa la qorsheeyey in laga fuliyo deegaanada hoos yimaada Degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose iyo Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here