Dib u dayactir lagu sameeyay Saldhigga Boliiska Degmada Hodan Oo Xariga Laga jarey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Saldhigan laga dhisey Degmada Hodan Ee Gobolka Banaadir ayaa ahaa mid Burbursanaa waxaana dhismihiisa iska kaashadey Maamulka Degmada Hodan iyo Bulshada si loogu adeego Bulshada maadama saldhigyada ay muhiim yihiin.

Guddoomiyaha Degmada Hodan Cali Fahle ayaa Bulshada degmada ku amaanay sida ay uga qeyb qaadanayaan dib u dhiska xarumaha iyo waddooyinka muhiimka ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here