Kulan Loogu hadlaayey Wadashaqeynta ka dhaxeyso Hay’addaha Caalamiga Oo lagu qabtey Berbera.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha gobolka Saaxil ayaa kulan la qaatay hay’addaha kala duwan ee caalamiga ah ee ka howlgala magaalada Berbera, kulankaan oo lagu qabtay xafiiska maamulka gobolka Saaxil, waxaa ka soo qeyb galay xoghayaha maamulka gobolka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda, waxayna halkaasi ay kaga warmeen kulanka iyo wax yaabihii looga hadlay, waxayna sidoo kale ay soo dhaweyeen hay’adahaan caalamiga ah ee gudoomiyaha gobolka kulanka la qaatay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here