Dadka deegaanka Dhuxun-guduud Oo si is-xilqaan ah ku dhistay Dugsi Hoose iyo dhexe.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka deegaanka Dhuxun-guduud ee hoos taga Degmada Beledxaawo ayaa ka jirtey baahi dhanka waxbarshada ah ayidoo deeganka aan laheyn goob ay wax ku bartaan carurta degaanka balse dadka degaanka oo sameyey isku tashi dad weyne ayaa waxey degaanka deegaanka Dhuxun-guduud ee hoos taga Degmada Beledxaawo ee gobolka gedo ay sameyeen waxey ka xirgeliyeen dugsi ay wax ku bartaan caruurtooda.

Iskuduwaha wasarada waxbarshada degmada bedel haawa farxaan afey maxamed ayaa ka qeyb qaatey daahurka iskuulka oo noqan doona mid ay wax badan ka faaiidi donan caruurta.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here