Roobab xooggan Oo saacado Badan ka da’ayay Baydhabo Oo Saameyn ku yeeshey Bulshada

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili ay Magalada Baydhabo uu ka dacey roob socodey mudo ka badan 16 sacadodo ayaa noqdey mid ay ku wada diirsadeen dadka iyo duunyadaba sidoo kale roobka ayaa goobaha uu ka dacey waxaa ka mid ah degaano ka tirsan gobolada bay iyo bakool taasi oo kentey in ay magalada sooo galaan biyo aad u fara badan oo galey qaar ka mid ah xaafadaha magalada baydhabo.

Guriyaasha ay biyaha fadhisteen ayaa inta badan qoysaskii ku nool waxey noqdeen kuwa ka barakacey in kastoo aan la xaqiijin waxaa jira qasaaro uu geystey roobka oo isuga jira dhimasho dhaawaca iyo bur bur hantiyeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here