Maamulka Degmada Bosaaso Oo Lagu wareejiyey Dhismaha Warshadda Ogsijiinta Magaalada

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka Degmada Bosaaso iyo Bahda caafimaadka gobolka bari ayaa la wareegay dhismaha warshadda ogsijiinta magaalada Bosaaso, taas oo dhismaheeda ay fulisay Hay’adda Tadaamun oo kaashanaysa Hay’adda khayriga ah ee raabidatu Caalamul islaam.

Munaasabada ayaana waxaa ka qaybgalay Gudoomiyaha degmada Bosaaso Mudane Cabdifataax Xaaji shanle Isuduwaha w.caafimaadka gobolka bari Siciid Maxamed Waraabe Gudoomiyaha ku-xigeenka rugta ganacsiga Maxamed waabari Madax ka socotay Hay’adaha khayriga ah iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here