Raisul Wasaaraha XFS oo Xariga ka jaray wadada Taleex Magaalada Muqdisho.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’isul Wasaaraha XFS Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Waddada Taleex oo dhawaan uu maamulka Gobolka Banaadir dib udhis ku sameeyay, isaga oo kaa shanaya maamulka Degmada iyo bulshada deegaanka.

Xarigjarkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan iyo qeybaha bulshada rayidka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here