Shir Wadatashi ku saabsan dib-u eegista iyo qorsheynta mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID 19 Oo Muqdisho ka furmay.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo socon doono mudo 4 maalmood ayaa looga tashanayaa dib u eegista iyo qorsheynta Mashruuca Damal Caafimaad iyo COVID-19, waxaana magaalada Muqdisho ka furay Kusimaha Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ahna agaasimaha qalabka iyo daawada ee wasaarada, waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay wasaaradaha Caafimaadka heer dowlad gobaleed, maamulka gobalka banaadi iyo deeq bixiyaasha taageera wasaarada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here