Tababar lagu baranaayay sidii loo taageeri lahaa bulshada baahiyaha gaarka ah qaba oo Burco lagu soo xiray.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo labadii maalin ee la soo dhaafay ka socdy Magaalada Burco ayaa wuxuu uljeedkiisu ahaa sidii loogu war qabi lahaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo sidii looga qeyb galin lahaa barnaamijada horumarineed ay wadaan ururada taageera kana shaqeeya arimaha dhalinyarada.

Tababarka ayaa inta uu socday ayaa waxaa ka faa’ideystay ku dhawaad 35 dhalinyaro oo ka kal socdeen ururada dhalinyarada gobolka Tog-dheer.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here