Shirka Wasaaradaha Xanaanada iyo Xoolaha Dalka Oo Lagu wado in uu Baydhabo Ka Furmo

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wafdi uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS iyo wasiirada wasaaradaha Xanaanad Xoolaha Dowlad Goboleedyada Dalka yaaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Baay

Wafdigaa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweyey Wasiirka Wasarada Xanaanada Xoolaha KGS iyo Masuulinta Maamulka Gobol iyo Degmo Waxaana Wfdiga Baydhabo kaga qeyb gali doona shirka Wasaaradaha Xananada Xoolaha Dowlad Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada Dalka oo Baydhaba ka dhacaya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here