Shir Loogu hadlaayey Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Jubaland Oo Kismaayo Lagu soo gabagabeeyey.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo u dhaxeeyay wasaaradda caafimaadka Jubaland iyo hay’adaha wada shaqeynta laleh ayaa waxaa looga hadlaayay mudadii uu socday waxyaabihii wasaaradda caafimaadka ay ka qabatay degmada Kismaayo sedeedii bilood ee la soo dhaafay iyo sidii wax looga bedeli lahaa gaabisyadii jiray.

Ugu horeyn waxaa shirk aka hadlay isku duwaha wasaaradda caafimaadka Jubaland ee degmada Kismaayo Maxamed Sheekh Aadan asigoona ka warbixiyay waxyaabihii looga hadlay shirka mudadii uu socday.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here