Gabdhaha Baranaya Xirfada Computer-ka Oo Baydhabo ku soo badanaya.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Macaahida lagu barto Computerka ayaa waxaa ku soo badanaya Gabdhaha ku biiraya kana aflaxaya Machadka daarul barakaad institute ayaa soo saarey dufcaddii lab-aad e dhamaystay heerarka barashada Computearka..

Barashada Computerka ayaa ah mid ay gabadha ah aad u yaraa barashadiisa balse ayaa tan ayaa Noqoneysa mid hada ku dhiiranayaan in ay ka soo dhex muqudaan goobaha lagu barto Computerka sii ay u gaaraan guul fara badan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here