Kulan Loogu tashanaayay Sharciga Dadka bahiyaha gaarka qaba Oo Xudur Lagu qabtey

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan wadatashiga ah Wasaaradda Haweenka iyo Arimaha Xuquuqul insaanka Dowladda KG kula qadatey Magaalada xudur ee Xarunta Gobolka Bokool qaar kamid ah Dadka baahiyaha gaarka qaba kaasi oo loogu hadlaayay u doodista iyo u ololeynta Sharciga Naafada sidii loogu sameyn lahaa.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dadka baahiyaha gaarka ah qaba Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo Maamul Gobol iyo Degmo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here