Ololaha Talaalka Dabeeysha Oo Lagu Dah-Furey Magaalada Muqdisho

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahaan Talaalka Dabeesha ayaa Lagu Dah-Furey Degmada Xamar jajab Ee Gobolka Banaadir Kaasi oo Dahfurey Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax kala duwan,iyo Hooyooyinka Xaafada.

Ololaha ayaa waxa uu soconayaa mudo Afar Maalin oo lagu talalaayo Carruurta ka yar 5ta Sano ka yar Maxamuud Ali Xasan Gudoomiye Kuxigeenka Aimaha Bulshada Degmada Xamar Jajab iyo Madaxa Talaalka Dabeesha Ee WHO Maxamuud Shire ayaa si wadajir ah uga hadlay halista Cudurka dabeesha uu leeyahay iyo muhiimada ay leedahay in la qaato Talaalkiisa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here