Dhalinyarada Bardaale Oo Dalbadey in Loo Horumariyo Garoomada ay Kubbada ku Ciyaaraan.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada ku nool degmada berdaale ee gobolka bay iyo deggaanada hoos yimaada ayaa ah kuwa si aad ah u jecel arimaha ispoortisaka ayidoo ay degmada leedahay hal garoon oo ay isuga yimaada dhalinyarada degmada kuna dhax marta ciyaaro aad u xiisa badan

Marka laga hadlo garoonka kubada cagta ee degmada berdaale ayaa ah mid soo jirey sanadooyin fara badan asigoo aan laheyn wax dhismo ah balse waxaa magalada qaar ka mid ah gacasatada ka soo jeeda degmada ay ka hirgeliyeen salaxayo yar yar kuwaasi oo noqdey isbedel uu ku soo korarey degmada marka loo fiiriyo dhanka garoonka ciyaaaraha maadaama dhalinyarada ay aad u jecel yihiin cayaaraha oo ah kuwa ay ku sameyneyaan is dhaxgalka bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here