Bulshada Beledweyne Oo ka walaacsan fatahaadda laga cabsi qabo in ay sababaan roobabka la filayo inay ka da’aan dalka.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bulshada Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa walwal xoogan ka qaba in uu ku fataho webiga shabeele oo marar badan uu ku fatahay, xili laga cabsi qabo in ay da’aan roobab daadad wataan, waxaana bulshda soo gaaraya fariimo uga imaanaya dowladda iyo hay’addaha caalamiga oo ku aadan in ay taxdar muujiyaan dadka ku nool degmooyinka iyo deegaanada u dhow webiga.

Qaar ka mid ah bulshda Hiiraan ayaa wada dadaalo lagu sameynayo biya xiroono iyagoona hay’addaha ka codsaday in laga taageero sidii looga hortagi lahaa fatahaadyo dhici karo

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here