Tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Dhuusamareeb Ka Furmey.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa inta uu socdo waxaa lagu baran doonaa ilaalinta xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxaana ka qeyb galaya xubnaha ka socda bahada cadaaladda sida booliska Asluubta garsoorka iyo shaqaalaha wasarada

tababarkan oo dahfuray wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arimaha Garsoorka dowlad gobaleedka Galmudug Abadullahi Axamed Maxamed ayaa sheegay in tababarkan looga hadlayo sidii kor looga qaadi lahaa sare u qadista wacayiga bahada ka shaqeysa wasarada.

Warkung Waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here