Shir looga hadlayo isku xirka Hay’adaha Garsoorka ka shaqeeya Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa waxaa soo Agaasintey Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galaya Booliska Garsoorka Maxkamadaha Xeer ilaalinta Asluubta iyo Hey’adaha Caalamiga ah ayaa waxa loogu hadlayaa xaaladaha Cadaaladeed ee ka jirta Deeganada Maamulka Galmudug,taas oo la qabtey sanadkiiba sedex jeer.

Furitaanka Shirka ayaa waxa ka warbixiyey Waxyaabaha ugu muhiimsan ee loogu hadlaya Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Galmudug isagoo sheegey in kulankan ku soo bandhigeen waxa ka qabsoomey Arimaha Cadaalada waxa ka dhiman ee u baahan in laga horumariyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here