Deeq Raashiin ah Oo La Qeybiyay Barakacayaal ku nool Kismaayo.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiiboyinka Jubbaland oo gacan ka helaysa Hay,adda Bisha Cas dalka qadar ayaa Deeq raashiin ah gaarsiisay qoysas dan yar ah oo ku nool deeganada waqooyi magalada kismaayo.

deeqadan oo ka kooban SoKor, buur , bariis , caano, iyo saliid ,ayaa waxa ugu horeyn gaarsiisay barkacayaasha ku nool Istanbuul oo ay deganyihiin dad barkacayaal ah waxaan fursad u helay dad gaareyaa 170 qoysa ah.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here