Olole Lagu Banyenayo Wadooyinka Xiran Oo Xaafada Isha Ka Bilowdey.

0
197

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaafada Isha oo ka mid ah afarta xaafadood ee uga waaweyn magalada Baydhabo ayaa waxaa ka socoda olole nadafaded oo dib looga soo celinaaya bilicada magalada laguna furaayey wadooyinka qaar ee xaafad ayidoo dhanka kala xaafada isha ay ka socodaan dhismooyin kala duwan.

Bushada xaafada isha iyo gudoomiyaha xaafada ayaa wado ololaha nadafada ayigoo si isxilqaan ah ay ku nadiifsanoyaan wadooyinka xaafada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here