Kulan Ciyaareed Loogu Talagalay Is dhaxgalka Bulshada Oo Lagu qabtay Garoonka Kubada Cagta Degmada Baraawe.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka kubadda cagta Cali Cumar Sheegow degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa lagu qabtay kulan ciyaareed loogu tala galay in lagu xoojiyo isdhax galka bulshada oo sidoo kalena lagu xusaayay Aweys Abuukar lamuumbe oo ahaa ciyaaryahan hore oo geeriyooday kaasi oo usoo ciyaari jiray gobolka Sh/hoose.

Kulan ciyaareedka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar kamid ah bulshada degmada Baraawe, waxaana sidoo kale qeyb ka ahaa gudoomiyaha degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi iyo mas’uulin kale oo katirsan maamulka degmada iyo bahda ciyaaraha ee degmada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here