Kulan Loogu doodayay Xeerka Carruurta Oo Hargeysa ka dhacay.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan ay soo agaasintay Wasaarada shaqo-galinta arimaha bulshada iyo qoyska somalilnad ayaa waxaa looga tashanaayay xeerka carrurrta taasi oo ay soo ansixiyeen aqalka baarlamaanka iyo golaha wasiirada Somaliland iyadoona kulanka looga mahadcelinaayay dhamaan hay’adihii ka qeyb qaatay.

Agaasimaha waaxda arimaha bulshada wasaarada shaqo-galinta Somaliland Filsan Xuseen iyo agaasimaha waaxda qorsheynta Mudane Cawaale ayaa waxay ka hadleen muhiimadda xeerkaan u yeelan doono carruurta reer Somaliland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here