Qaar ka mid ah Iskuulada Baydhabo Oo Loo qeybiyey Manhajka Waxbarashada Dugsiga sare.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarashada Dowlada Koonfur Galbeed oo magaalada Baydhabo Ka bilowdey qaybtinta man hajka Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare waxaana manhajkan maanta la gaarsiyey Iskuulaad dhowr oo kamid ah iskuulka Abdallah Deerow

ugu horeyn wxa goobta ka hadlay gudoomiye kuxigeenka Ganadha iskuulka Abdallah Deerow ayaa ka hadashay Baahiyda ay u qabayn manhajkan cusub oo dhawaan soo saartay Wasaarada Waxbarashada Dowlada Koonfur Galbeed soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here