Shir ku saabsan Wada shaqeynta Hey’addaha Jubaland Oo Kismaayo ka dhacay.

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa qabatay kulan u dhaxeeyey Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo gudoomiyeyaasha degmooyinka Jubbaland.

Kulanka oo muhiimaddiisa aheyd isbarasho iyo sidii wadashaqeyn u dhax mari laheyd wasaaradaha iyo maamulada degmooyinka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro,agaasimiyaal gudoomiyaha gobolka Jubada hoose, xoghayaha gobolka Gedo iyo gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here