Gudiga Ciyaaraha KG Oo ka hadley Super Cup-ka Soomaaliya Oo Baydhabo lagu qabanaayo.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Markii ugu horeysay xiriirada kubadda cagta ee maamul goboleedyada ka jira dalka ayaa waxay qeyb ka noqdeen xubnaha guddiga fulinta xiriirka kubadda cata soomaaliyeed taasi oo in mudo ah laga soo shaqeynaaya iyadoona tani qeyb weyn ay ka qaadan doonto horumarinta xiriirka kubadda cagta soomaaliya.

Shir ay magaalada Muqdisho ku yesheen Xiriirada kubadda cagta dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo kan soomaaliya ayaa waxaa lag soo saaray qodobo muhiim u ah horumarinta ciyaaraha soomaaliya taasi oo qeyb ka ah kulamadii lagu doonaayay in nagu mideeyo kubadda cagta soomaaliyeed.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here