Kulan Lagu soo Badhigayay Shaqooyinka Bisha Cas u qabato Bulshada Oo Baydhabo Ka dhacay.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ay soo qaban qaabiyeen maamulka Ururka Bishacas ayaa lagu qabtey Xarunta bishacas ee Baydhabo,Ujeedka kulanka ayaa ahaa baahinta ka mid noqashada xubinimada bishacas laguna soo bandhigaayey shaqooyinka ay bulshada u qabato iyo sidii bulshada iyo maamulka ururka bishacas ay uga wada shaqeyn lahayeen mashaaricida bulshada wax loogu qabto.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galey aqoonyahayno dhalinyarada haweenka iyo maamulka ururka bishacas.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here