Kulan Bulshada Lagaga Wacyi-gelinayay dhibaatada Qabyaalada Oo Hargeysa lagu qabtey

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) kulankan oo looga hadlaayey sidii dhallinyarada looga wacyigalin lahaa qabyaaladda dhibaatada ay leedahay Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada ku nool Magaalada Hargeyso.

Munaasabada ayaa wax ka soo qeyb galay Agaasimaha guud Wasaarada xariirka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka, qaar kamid ah odoyaasha Magalada Harggeyso.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here