Wax soo saarka Beeraha Gobolka Shabeelada Dhexe Oo Sara u kac laga dareemayo.

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Beeraleyda Gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa waxey xooga saarayaan Wax soo saarka dalagyada yar-yarka ah sida Ansalaatada, Begelka, Basbaaska, kabsar-caleenka iyo kuwo kale oo badan oo ay ka mid tahay yaanyada taasi oo sheegeen in suuqyada Magaalada Jowhar marka la keeno ay dadka si aad ah uga Tiirsanyihin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here