Magaalada Boosaaso Oo ka socda Dhismaha Wadooyinka Xaafadaha Bulshada ku badan tahay.

0
149

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Duqa Degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan Ayaa Kormeeray laamiga cusub ee isku xiraaya School-ka Sare ee najax iyo laamiga weyn ee xaafada Baalade ee Bosaaso, Jidkan ayaana marayaa meel gabo gabo ah, wuxuuna kamid ah yahay ilaa afar laami oo lagu horumarinaayo wadooyinka laamiga ah oo laga hirgalinaayo xaafadaha Degmada Bosaaso.

Gudoomiyaha ayaa kormeerkaan waxaa ku wehlinaayay xildhibaano ka tirsan golaha degaanka degmada Bosaaso Engneer’da wadooyinka dhisaya iyo shaqaale ka tirsan dowladda hoose ee Degmada Bosaaso.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here