Warbixin ku saabsan duruufaha heysta Haweenka garoobada Baydhabo.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waayadan dambe Waxaa soo badanayaa Haweenka Garoobada ah oo isugu jira kuwa la soo furey iyo kuwa Nimankooda ay ka dhinteen kuwaas oo ayaga oo Carruur heysta xaaladaas soo wajahda kadib waxaa haweenkaas ku adkaata koronti nolosha Caruurtaas.

Magaalada Baydhabo waxaa ka jira urur samafal ah oo lagu magacaabo Garoobada Saafi oo u taagan haweenka la furay iyo kuwa dhibaateysan in ay ku caabiyaan Nolosha adag marka ay soo wajahdo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here