Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ka hadashey baahiyo dhanka caafimaadka ah ka jira Deeganadaas.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine.oo maalimahan howlo Shaqo oo ku mareeyay qaar kamid ah degaanada dowlad Goboleedka Galmudug kuwasi u xuur galay xaalada ah adeegada caafimaadka ka jira xarumaha ku yaalo degaanada iyo tulooyiinka gobolada muduga iyo galagaduud

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine ayaa ka hadlay dadaalka ay Wasaaraddu ugu jirto sare u qaadida adeegada caafimaadka Deegaanada Galmudug.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here