Nolosha Dadka Reer Afgooye Oo Saameyn ku yeelatey Fatahaada Webiga Shabeelle uu sameeyey.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada afgooye waxaa ay ka mid ah tahay degaanada mara wabiga shabeelle dhulka degaankaasi ayaa ah mid u badan beero in kastoo wili aan roobka u da.in ayaa waxaa degmada afgooye ku soo fataxey qaar ka mid ah xaafadaha wabiga shabeelle kaasi wado biyo badan sidaasi darteeda waxaa uu saameyey dadka degaanka sida beeraleyda ganacastada ardeyda iyo qeyabaha kala ee bulshada.

Qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada afgooye iyo degaanada hoos yimaada ayaa waxey faafaxin ka bixiyeen sida ay u saameysey fatahaada uu sameyey wabiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here