Deeq kala duwan Oo La gaarsiiyay Cisbitalka dhimirka iyo Xabsiga Baydhabo.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed Marwo Nasra Aweys Sheekh Xuseen ayaa maanta kormeertay Xabsiga dhaxe ee Baydhabo iyo isbitaalka dhimirka ee Magaalada Baydhabo.

Wasiir Nasra ayaa isbitaalka dhimirka Baydhabo gaarsiiyey aqab iskugu jira dhar bariis caano iyo aqab kale halka Xabsiga Dhaxe magaalada Baydhabo ay gaarsiiyey dhar iyo adeegyo kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here