Xarun Caafimaad Oo Laga Hirgeliyey Magaalada Kismaayo

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee wasarada Caafimaadka Jubaland Huseen Macalin Cali ayaa magalada kismaayo ku daahfurtey Xarun Caafimaad oo looga Talagaley in ay ku dhalaan dumarka uurka leh.

Xaruntaan oo laga daahfurtey Xaafada Farjano gaar ahaan waaxda dalxiiska ayaa waxey xaruumihii hore Kaga duwan tahay in ay ku dhaxtaalo gaari gudihiisa kaasi oo si qurux badan oo casriyeysan loo dhisey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here