Hay’addaha Oo Loogu baaqey wax ka qabashada Adeegyada ay u baahan yihiin dadka Barakacayaasha.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo iyo Deegano badan oo kamid ah KG ayaa waxa ku nool kumanaan Baraka coo Deeganadii ay horey u deganaayeen ka soo barakacay kuwaas oo daruufo kala duwan halka ay joogaan ku heysata maadama aysan si dhab u helin Adeeygada ay u baahnaayeen Gudoomiye Ku-xigeenka Arrimaha samafalka ee Gobolka Baay Aadan Xasan Mohamed ayaa sheegey dadkaas Barakacayaasha ah ay baahi weyn u qabaan helida Adeegyada Waxbarashada Caafimaadka Biyaha iyo Horumarinta Noloshooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here