kulanka Wadatashiga qaran ee u diyaar Garowga madasha Caalamiga ah Arrimaha Qaxootiga Oo Muqdisho ka dhacay.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulanka wadatashiga qaran ee u diyaar garowga madasha caalamiga ah ee arrimaha qaxootiga ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho iyadaana Kulankan ay soo abaabushay hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa waxaa kusoo qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradaha kala duwan ee Federaalka ah sida Arrimaha Gudaha, Amniga, Cadaaladda, caafimaadka, waxbarashada iyo deegaanka iyada oo sidoo kale oo qeyb ka ahaayeen dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir, bulshada rayidka ah iyo xubnaha beesha caalamka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here