Maamulka Gobalka Saaxil Oo Kulan Lagu Xoojinayo Nabad-gelyada La qaatay Bulshada Degmada Sheekh.

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka gobolka Saaxil,odiyaasha dhaqanta iyo laamaha amniga ee gobolka ayaa waxay dhax dhaxaadin nabadeed dhax dhigeen rabshadihii ka dhacay degmada Sheekh ee gobolkaasi kaasi oo aan ka dhalan wax dhibaato ah oo saa wada gaaray labada dhinac ee rabshadaha sameeyay.

Maamulka iyo laamaha amniga ayaa waxay kulamo gaar gaar ah la qateen mas’uuliyiinta degmada Sheekh iyo Odiyaasha taasi oo lagu xoq wareysanaayay waxyaabaha keenay in ay dhacaan rabshadahaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here