Munaasabad lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah Nabadda Adduunka oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sannad kasta Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ayaa laga xusaa adduunka oo dhan 21 Sebtember. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay maalinkan oo loogu talagalay xoojinta himilooyinka nabada.

Magaalada Baydhabo waxay kamid ahayd Magaalooyinka Laga Xusey Maalintaan Nabada Adduunka sida weyn loogu xuso,kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Bulsho kala duwan iyo Madaxda Ururada ka jira.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here