kulan Loogu hadlaayey Ka Hortaga Maareynta Masiibooyinka Soomaaliland Oo Hargeysa Lagu qabtey.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay haya’dda udiyaar garawga Aafooyinka iyo kaydka raashinka maamulka soomaaliland oo oo ay qeyb ka ahayeen bah wadaagta mareynta masiibooyinka laamaha kale ee maamulka soomaaliland ee ka shaqeeya arimaha Aafooyinka.

Kulanka ayaa uljeedkiisa wuxuu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta bulshada isla markaasina loo siin lahaa tababaro ku aadan mareynta masiibooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here