Ceel biyood Loo Hirgeliyay Bulshada Deegaanka Lambar Konton.

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Lambar Kontan ee gobalka Shabeelada Hoose ayaa laga bilaabay dib u dayactir lagu samneynayo Ceelasha biyaha ee deegaankaasi kuwaasi oo burbur soo wajahay iyo kuwa kale oo laga hirgelinayo.

Ceel biyoodkan laga hirgeliyay deegaanka ayaa iska kaashaday Maamulka Deegaanka Lambar koton, xildhibaan Xuseen Cali Xaaji oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeeda deegaankaasi iyo Wasiirka wasaarada tamarta kheyraadka biyaha soomaaliya Xildhibaan jaamac Taqal.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here