Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay Bandhiga Shaqooyinka ee Mashruuca Dalbile oo ku sabsan habka ay dhalinyarada u sameysan lahaayen hal abuuro Ganacsi oo ay ku shaqesan karaan, mashrucaan ayaa waxaa maalgalisay Hayada (UNFPA), ayadoo ay fulisay hay’dda Irisehub waaxda DalBile.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir
Audio Player