Mashruuca Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo Dhuusamareeb Ka Furmey

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan oo hadafka laga leeyahay ay tahay sidii dalka loogu Horumarin lahaa nidaamka cuntada Umada Soomaaliyeed ayaa waxaa iska kaashanaya wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo beeraha dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedka Galmudug kaas oo looga faa’ideysan doona Beeralayda iyo Xoola dhaqatada Deegaankaasi

Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo Xanaanada iyo Xoolaha XFS iyo Kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku Dah-Furey Magaalada Dhuusamareeb si Bulshada Galmudug mashruucan Loogu Faaideeyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here