Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan ayaa inta uu socdo lagu baran doonaa u doodista iyo u ololaynta Sharciga Xuquuqda Naafada iyo Ansixinta Golaha Wasiirada iyo Barlamaanka KGS.
Tababarka ayaa waxaa ka qeyb galay Dadka baahiyaha gaarka qaba iyo qaar kamid ah Bulshada Magaalada Baraawe waxaana goobjoog ahaa Maamulka Degmada Baarawe.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi