Raisul Wasaaradaha XFS Oo Dah-furey Shirweynaha Kaarka Aqoonsiga Qaranka

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)ย Munaasabad lagu Dah-Furaayey ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š Kaarka ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง Ayaa waxaa ka soo qeyb galay Raisul Wasaaraha XFS Wasiiro Xilibaano iyo Safiirada Caalamka u jooga Soomaaliya iyadoo Munaasabada lagu soo Bandhigey Muhiimada ay Muwaadiniinta Soomaaliyeed u leedahay sticmaalka kaarka aqoonsiga qaran.

Raisul Wasaaraha XFS Xamze Abdi Bare ayaa ka hadlay ๐ƒ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š Kaarka ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง isaga oo Sharaxey heerarka ay soo martay heyโ€™adda NIRA tan iyo 2018-kii sida sameynta sharciga, qaadashada shaqaalaha iyo aasaaska xarunta iyo tirada dadka la diiwaangelinayo sanadkan ilaa 2026-ka oo noqon doontaa 15 milyan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here