Madaxweynaha Dowladda KG Oo Saxiixay Sharciga Ciidanka Booliska KG

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sharciga Ciidanka Booliska KG ayaa waxaa soo diyaarisey Wasaarada Amniga KG kaasi oo ay ay horey u soo u soo Ansixiyeen Xukumada iyo Golaha Barlamaanka KG.

Kulanka uu Madaxweynaha ku Saxiixayay waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Xasan Abduqaadir Maxamed iyo Wasiiru-Dowlaha Madaxtoyada KG Dr. Maxamed Ibraahim Nuur.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here