Mashruuca Sugnaanta Cuntada Soomaaliya oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyey

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan Horumarineed ee nidaamka cuntada soomaaliyeed ayaa waxaa iska kaashanayaan wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo beeraha dowlada Federaalka iyo Dowlad kaas oo looga faa’ideynaya Beeralayda iyo Xoola dhaqatada

Mashruucan u adkeysiga nidaamka cuntada Soomaaliyeed waxaa soo qeyb galay inta uu socdey wasiirada wasaaradaha saamiga ku leh mashruuca, xilhibaano iyo qaar kamida Agaasimayaasha wasaaradaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here