Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay dhameystirka dhismaha wadda Laamiga ee Degmada Kaxda, iyada oo dhagax dhigan ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera