kulanka dhamaystirka dhismaha wadada isku xiri doonta Kismaayo iyo Afmadow Oo Kismaayo Lagu qabtay.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha, wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha, mudaniyaal ka tirsan golaha wakiilada, odiyaasha dhaqanka, haween, dhalinyaro iyo ganacsatada degmada Kismaayo.

Uljeedada wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha Jubaland ay u soo qaban qaabisay ayaa waxay tahay in la sameeyo isku tashiyo iyo iskaashi ku aadan sidii loo dhameystiri lahaa wadada isku xirta degmooyinka Kismaayo, Afmadow iyo Bu’aale oo loo baahan yahay in qof kasta doorkiisa uu ka qaato.

warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here